Wuxuu ka samaysan yahay macdan aan daxal lahayn (stainless steel) taas oo ku habboon cuntada iyo cabitaanka, waana BPA-free. Waxaa la socda kubbad mixing ah. Dusha sare wuxuu leeyahay rinji adag (powder-coated), halka sumadda Ozlo ay tahay laser-xardhan. Waa mid adkeysi badan oo si fududna loo nadiifin karo.Waxaad kaheli kartaa:
Tell: +252617164134
Location: Somalia, Muqdisho, Wadada Buuloxubey, Ceelqalow.